Horeeye Hospital
Staff & Management Media, Marketing & Branding Questionnaire
Ujeeddada Questionnaire-ka
In laga helo dhammaan shaqaalaha iyo maamulka Horeeye Hospital aragtiyo, talooyin iyo fikrado ku saabsan sida loo horumarin karo Media-ga, Suuq-geynta, Sumcadda, Muuqaalka iyo Isgaarsiinta Isbitaalka, si loo kordhiyo wacyiga bulshada, kalsoonida bukaannada iyo aqoonsiga Horeeye Hospital.
Fiiro gaar ah
Jawaabahaaga waxaa loo adeegsan doonaa qorsheynta iyo horumarinta Media & Marketing-ka Horeeye Hospital.
We do not ask for your name, phone number or email address. Responses are collected for internal planning and improvement only, and each person should submit the questionnaire once.